Joseph Robinette Biden Jr. ayaa maanta loo dhaarinayaa inuu noqdo madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykanka.

Biden waxa uu noqonayaa madaxweynihii ugu da’da weynaa ee abid fariista Aqalka Cad, waana 78 jir.

Waxa uu muddo dheer soo ahaa Senator ka tirsan Aqalka Senate-ka, isagoo sidoo kale 8 sano soo ahaa madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka ee xilligii madaxweye Barack Obama.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here