Xili lagu wado in Doorashada dalka Maraykanka loo dareero maalinta bari ah, ayaa waxaa wali isku dhaw Musharixiinta u tartamaya Xilkaasi.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo musharaxa ay isku hayaan tartanka ee xisbiga Demcoratiga madaxweyne ku xigeenkii hore Joe Biden.

Wararka ayaa sheegaya in ay  labaduba ku sii jeedaan saacadaha soo socda  gobolada aanan wali dhana u dhicin ee codadkooda loo baratamo, iyagoo isku soo baxyo u qabanaya taageerayashooda, maalin uun ka hor xiliga dooraashada 4ta sano ee soo socota.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here