Waa sidee Xaalada Caafimaad ee Ra iisal wasaare Xasan Cali Kheyre

0

Ra iisal wasaraha Dalka Soomalaiya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Dalka Qadar ayaa Maal mahii u Danbeeyey waxaa soo Baxaayey hadal kala Duwan kuwaa oo lagu sheegaayey in Xaaladiisa Caafimaad Ay liidato lana Dhigay Isbitaal

Warkaa ayaa ku xoogeystay Baraha Bulshada iyadoona Dadka Qaar webka Dayniile Com si Toos ah u soo wacaayey si ay wax uga ogadaan arinkaas

Warkaan inta badan waxaa faafinaayey Xildhibaan gacan saar la leh Madaxweyne Farmaajo kuwaa oo xataa dadka u sheegaayey Madaxweynaha uu Diyaarinooyo Qofkii Badali lahaa

Webka Dayniile ayaa isku dayey in uu Xiiriir la Sameeyo Dooxa si uu wax uga ogaado inagoona la xariiray Dad ka ag show Kheyre

Waxaana helnay Xogta Saxda ah ee Ra iisal wasaarah waxaana ogaanay in uu Caafimaad Qabo Halkaana u Joogo arimo Dhaqaale uu ka Doonaayo Dowlada Qadar si loogu Maareeyo dowlada uu masuulka ka yahay

Xaaladiisa waa mid wanaagsan oo Jirin wararka Been Abuurka ah ee lagu Jahwareerinaa Bulshada iyadoona sida aan warka ku Heleyno ui Dalka Soomaaliya u soo safri Doono Saacadaha soo socdo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here