Wafdigii   Dowlada Federaalka u matalilahaa wada Hadalada Soomaaliya iyo Soomaliland oo u Duulay Dalka Jabuuti

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’uusul Wasaaraha XFS iyo wafdi ballaaran oo dowladda Federaalka ka socda ayaa u ambabaxay dalka #Djibouti halkaas oo uu ka furmayo wadahadalka Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.

Wafdiga ayaa noqonayo kuwii ugu Cuslaa ee ka qeyb galo Wada hadalo Toos ah

Horay ayaa  waxaa Isla maanta ugu Duulay   Dalka Jabuuti wafdiga Soomaaliland u matali lahaa Wada Hadalada

Wada Hadalada ayaan la ogeen sida Guul looga Gaari karo madaama Moowqifyada la kala Taagan yahay ay yahiin kuwa adag

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here