Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan oo la kulmay Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya

0

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa kulan la qaatay  taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay xaaladda ammaanka ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Sidoo kale labada mas’uulayaa diirada saaray doorashooyinka soo socda ee 2020/2021, gaar ahaan sidii loogu diyaar garoobi ahaa ammaanka doorashadaasi.

James Swan ayaa ballaan qaaday in Qaramada Midiibay ay Booliska Soomaaliyeed ka caawin doonto amaanka doorashada soo socota, islamarkaana ay garab istaagi doonto.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here