Hoyga uu dagan yahay guddoomiye Mursal waxaa haatan ka socda kulan u dhaxeeya isaga iyo xildhibaanada mucaaradka qeybtii gashay gudaha madaxtooyada.

Kulankaan ayaan la ogayn ujeedkiisa iyadoo la isku haysto ajandaha kulanka maanta la rajaynayo in uu dhaco balse warar aan helayo ay sheegaya in Mursal ay u sheegeen xildhibaanada la kulmay in ay buuq kicin doonaan haddii aan la cadayn ajandaha maanta.

Waxaan weli soo gaarin xarunta golaha shacabka xildhibaanadii laga mamnuucay kulanka waxaase hallka ku sugan xildhibaano ay isku aragti yihiin xildhibaanada maqan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here