War deg deg ah Cabdimaalik_muuse_coldoon oo Xabsiga laga sii daayey

0

War hada isoo gaaray oo tilmaamaya in lasii daayay wariye coldoon.

Maamulka soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabay wariye #Cabdimaalik_muuse_coldoon sanad kohor ayadoo Isla markaa lagu xukamay xabsi dheer.

Intaa wixii ka dambeeyay waxaa soo yeerayay baaqyo kala duwan kuna adanaa xariga wariye coldoon looguna baaqayay soomaalilnd inay sii dayso wariyaha.

Horaantii sanadkaan waxaa la fasaxay oo cafis uu u fidiyay madaxwaynaha soomaalilnd muuse biixi cabdi boqlaal maxbuus uu ku xirnaa keelasha soomaalilnd mana suurta galin inuu kamid noqdo wariye coldoon.

Hase ahaatee ugu dambayn baaq kasoo baxay hayada xuquuqul insaanka human rights watch kuna aadanaa in lasii daayo wariye coldoon ayaa dhaqan galay oo ugu dambayn maanta ayaa sii daayay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here