Waxaa goor dhawayd oo caawa Fiidkii ah Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo kaashaanaya daraawiishta Galmudug iyo dagaalameyaasha Al-shabaab uu ka bilaawday gudaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Camaara oo aan ka fogayn magaalada Cadaado.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in haatan la maqlayo dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda la isku adeegsanayo dagaalka.
Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here