War deg deg ah Dagaal Xoogan oo dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka socda Duleydka Muqdisho

0

Dagaal Xoogan ayaa ka socda Deegaanka Ceelsha Biyaha kaa oo u dhaxeeyo ciidamada Beeleedyo

Dagaalka ayaa lagu dilay 13 Qof oo labada koox dagaalka u dhaxeeyo ka wada tirsan

Shaqsi Caan ah  oo lagu magacaabo  Mahad  Qalabside  ayaa lagu Dilay Dagaalka Maaanta

Beelaha Dagaalka u dhaxeeyo ayaa lagu sheegay Habar Gidir iyo Wacdaan kaa oo sida la sheegay ka dhashay dhul leysku Heysta

 

 

Dagaalka ayaa hada u muuqda in uu sii durgay uuna ka socda wadada Jaayga

Wali war kama soo saarin Dowlada Dagaalka iyadoona.maal.mahaan dagaalada Noocaas ah soo Noq boqonayeen

Laba maalin ka hor ayaa Dagaal kan oo kalaa ka dhacay Duleydka Degmada Dayniile

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here