War deg deg ah Dr Maxamed Nuur Gacal oo lagu wado in uu Iscasil waqtiyada soo socda

 

Warar lagu kalsoon yahay oo aanuka helay magaalada Dhuusa mareyb ayaa tibaxaya in musharax xilka Gudoomiaha Baarlamaanka Galmudug State Dr Mxamed Nuur Gacal ka saacado uun ka dib markii uu shaaciyey hamigiisa ku aadan qabashada xilkaas

Qaar ka mid ah Odoyaasha dhanka ee beesha uu ka soo jeedo ayaa musharax kula taliyey in uu candhuuftiisa dib u liqo iskana Casilo musharaxnimadiisa maadaama ay u sheegeen in uusan gudan karin waajibaadka xilkaasi xambaarsan yahay .

Dr Gacal ayaa lagu xamanayey in uu mowqiifka musharaxnimada uu isaga ka imanin balse uu ahaa mushax dowladu gadaal ka riixeysay

Warka Iscasilaada ayaa waxaa noo soo dusiyey  Odotaasha Dhaqanka ku  heebta

Mala hubo musharaxaan in uu codsiga loo jeediyey aqbali doono iyo in kale arintaan ayaa ka danbeysa saacado ka dib markii uu is casilay musharax ay dowladu wadatay kana tirsanaa golaha Wasiirada ee Dowlada Fedaraalka

Xaalada Galmudug ayaa la ogeen waxa ay ku danbeen doonto madaama xili walbaa wax isbadali karaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064