Shirka ayaa qarka ufuulay in lagu kala boodo kadib markii hadalo aan wanaagsanayn oo ay isdhaafsadeen Axmad madoobe iyo M.Farmaajo, taasoo sababtay in A.Madoobe uyeeerto saxaafada si uu u shaaciyo waxa dhex maray isaga iyo M.Farmaajo.

Safiirka Maraykanka Ambassador Yamamoto iyo xubnaha beesha Caalamka ayaa soo faragaliyay khilaafka baahsan ee qarka u saaran in uu shirku bur buro.

Waxaa la baajiyay Shirkii Jaraa’id ee lagu waday in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland qabto, halka sidoo kalena la baajiyay kulankii lagu waday in uu barrito baarlamaanka Soomaaliya yeesho.

Beesha caalamka ayaa ku dadaalaysa in aan shirka lagu kala tagin,

Alaw sahal Umuuraha.

Lasoco wixii soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here