Ilahoose oo ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudu ayaa sheegayo in wasiirada ay heysato Dhaqaalo xumo tii ugu xumeyd  ebid

Wasiirada ayaa Sanadkii hore qaadan jiray Mushaar toos ah iyadoona waxii ka danbeeyey  Febaraayo 2021 la siin wax Mushaar ah ama Xaquuq ah

Wasiirka ayaan 8 Bil qaadan wax Mushaar ah  taa oo loo aaneynayo Madaxweyne Qoor Qoor oon  Ku dadaalin siday Xaquuq ku heli lahayeen Golaha Wasiirada Galmudug

Macada waxaa mushaar la aan ka dhigay Golaha wasiirada madaama horay loo ansixiyey Miisaniyada guud ee Galmudug

Arinkaan xaquuq la aanta Wasiirada ayaa dhabar jab ku  ah Qoor Qoor oo horay ugu faanay in uu Bil walba Bixin doono Musharaadka wasiirada Galmudug

Dhanka kale warar hoose aan helnay ayaa sheegayo in Xildhibaanada Galmudug qataan Mushaaradkooda taa oo lagu mac neeyey Cabsi uu Qoor Qoor uu ka qabo Xildhibaanada haduuna siin Musharaadka Xilka ay ka tuurayaan mooshin joogtaana ka keenayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here