War deg deg ah Gudoonka Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ogolaaday mataalada 13ka Gobolka Banaadir

0

Kulanka Baarlamaanka ayaa maanta dood adag ka yeeshay sida ay Gobolka Banaadir ku Heli laheyd Matalaad Dhab ah

Muran iyo Buuq ka dhashay maanta Codeyntii loo qaadaayey matalaada Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku baaqay in la Xurmeeyo Gobolka Banaadir isagoona Cod galiyey

Cod la qaaday ayaa waxaa ku Guuleystay

mataalada Gobolka Banaadir in ay Heshay 142 Cod halkay ay Diiday 4 Xildhibaan

Gudoonka Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ogolaaday mataalada 13ka Gobolka Banaadir

Guusha Gobolka Banaadir ayaa mid ay Sugeysay Muda dheer

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here