Waxaa goor dhawayd barta Kontarool ee laga ilaaliyo Madaxtooyada ee isgoyska Sayidka ka bilaawday rasaas aan la ogayn waxa ay tahay.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal kooban uu ka dhacay isgoyska sayidka, waxaana la sheegay in ay halkaas la wareegeen Ciidamo kale oo aan la ogayn waxa ay yihiin.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ciidamadaas uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab oo uu xiri jiray farmaajo

La soco wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here