Waxaa goordhaw Magaladda Johannesburg Gaar ahaan Xafadda Cosma City lagu dilay labo wiil oo Somali ah mid kalane waa lagu Dhawacay Allaha u naxariistee Wiilasha la Dilay ayaa Magacyadood la igu sheegay Abdisalan Ahmed Kooke iyo Qeys ilaa hadda ma helin wiilka dhawaca Magaciisa, Falkan Waxooshnimo ayaa waxaa uu dhacay Caawa Fiidkii waxaana falkaan geestay burcad Hubeysan oo South Africa ah ilaa hadda Police Ma aysan soo qaban.

Waxii warar ah oo ku soo kordhaa halkan nagala soco

Sawirka idin muuqda waa Abdisalan Allah u naxariistee u soo duceeyo siina shere garayo.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here