Waxaa hada looga dhawaaqay Muqdisho madal siyaasadeed ama isbahaysi cusub oo ay ku modaysan yihiin:
-Maamulka Puntland
-Maamulka Jubaland
-Midawga musharixiinta
-Midawga siyaasiyiinta Somaliland.

isbahaysigan cusub ayaa loogu Magacdaray MADASHA BADBAADO QARAN.

Waajibaadkooda qabsoomida doorasho xalaal ah.
kahortaga in dalku galo fashil siyaasadeed.

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa loo doortay Gudoomiyaha madashan cusub.

Axmed Cumar Cagalaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here