Madaxweynahii Hore Dalka Xasan Sheikh Maxamud ayaa Caawa ka dhawaajiyey in Shir ku qabsan Doonaan gudaha Dalka isagoona ku goodiyey in la sameyn doono waxii u Roon shacabka

Secretary of State Justine Greening and President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia

Xasan ayaa hadalo adag oo looga baran ku hadlay Caawa isagoona sheegay Dalka Sharci ayuu ku joogaa Farmaajo hadoow Sharciga ka beerana cid uu xukumi doono ma jirta

Ciidanka sharcigaa u diiday in Siyaasada ku mil maan waana qodob dastuuri ah marka yeeleyno ayuu yiri in Doorashada Askar noo maamusha

Waxaan ku sheegayaa ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheikh in shir gudaha ku qabsan waxaana ka soo bixi doono wax u roon Soomaaliya isagoona sheegay in samarkii ja dhamaaday hada

Waxuu kale uu sheegay Farmaajo in uusan sharci rabin cid uu sharci daro ku xukumi doonana ma jiri doonto

Dalka masuuliyad ayaa naga saaran ayuu yiri waana bad baadin

Waan la hadli waana wadeynaa hadalka laakiin Askar Doorasha ha idiin maamusha cid aan ka yeeleyna ma jiri doonta ayuu yiri madaxweynahii hore

Hadalka Xasan ayaa u muuqda mid ay dhawaan ku dhisi doonaan Dowlad kale oo ka garab shaqeysa Dowlada Farmaajo taa oo dalka galin doonta qalalaaso Siyaasadeed

Farmaajo markoow Mucaradka ahaa sidoow u hadli jiray halkaan ka daawo

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here