Wararka ka imanaayo magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa waxaa ka socda Howla aysan ka war heyn maamulka Soomaaliland

Qaar qarsoodi ku jooga magaalooyinkaas ayaa aruurinooya Ergada Jufooyinka Soomaliland Xildhibaanada Federaalka Soo xulayo kuwaa oo laga diyaarinooyo magaalooyinka Hargeysa iyo Burco

Tira ku filan Ergada mataliyesa Soo xulida Xildhibanaada Dowlada Soomaaliya ee ka soo Jeesa Soomaliland ayaan Xiligaan Joogin magaalada Muqdisho taana waxay keentay in laga Raadiyo Magaalooyinkaas kor ku xusan

Mahadi Guuleyd oo ah Ra iisal wasare Ku Xigeenka Soomaaliya ayaa wato Qorshahaas iyadoona Qofka laga Bixinaayo Tigidh iyo Hoteel uu dago Raashina ka cuna oo ku yaalo Dajinaayo magaalada Muqdiaho waxuuna Qofla qaadanataa 3000 Usd ah markii uu doortaan shaqsiyaadka ay Rabaan Farmaajo iyo Mahadi Guileyd

Dowlada Soomaaliland ayaa loogu baaqay in ay indho ku hayaan Eragadaa tira ahaanta dhan 350 Qof ee loo daabulayo magaalada Muqdisho si ay Xildhibaanada Dowlada Soomaliya u doortaan

Masuul kastoo Dalka Soomaaliya ayaa mar walba Diyaarsado Xildhibaanadii Mar kale soo dooran lahaa taa oo sida muuqata dhicin madaama qof mar Madaxweyne soo noqday marlabaad la dooran

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here