Maxkamadda Aduunka ah ee ICJ ayaa diiday doodda Kenya ee ay ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya.
Maxkamadda ICJ sidan ayaa qaabkan u calaamadisay xuduud badeedka Soomaaliya iyo Kenya.

In badan oo ka mid ah dhul badeedkii ay sheegatay Kenya waa laga diiday, iyadoo sidoo kale xoogaa yar laga jaray dhul badeedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabanaya 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka !

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here