Weerar ku bilowday qarax ismiidaamin ah ayaa goordhaw lagu qaaday Hotelka Afrik ee kuyaala agagaarka Isgooska KM ee magaalada Muqdisho.

Sida aan wararka ku helnay qaraxa kadib ayaa dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab waxa ay gudaha u galeen gudaha hotelka halkaas ay ka dagaalamayaan.

Goobjooge ku sugan agagaarka Hotelka la weeraray ayaa noo sheegay in ay maqlayaan rasaas iyo bambaanooyin ka dhacaya gudaha Hotelka Afrik ee Weerarka lagu qaaday.

 

Ciidamo katirsab dowlada Soomaaliya ayaa kusii qul qulaya hotelka la weerarat, waxa ayna ciidamada xireen wadooyinka soo gala Hotelka iyo kuwa ka baxa.

Waxaa jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay weerarkan ismiidaaminta ah, waxaana socda gurmad loo fidinayo dadka waxyeelada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here