War deg deg ah Qarax ka dhacay magaalada Muqsiaho iyo Rasaas xoogan oo laga maqlayo Goobta

0

Wararka naga soo gaaraayo magalaada Muqdisho ayaa sheegaya in uu dhacay Qarax weyn oo Jugtiisa laga maqlay dhamaan magaalada

Qarax ayaan la Ogeyn iyo Cida lala Beegsaday waxana Xigay Rasaas oo Xoogan oo dhaceysa Qaraxa ka dib

Wali lama Oga Goobta lala Beegsday iyo Qaaaaraha dhabta ah

Magalada Muqdisho oo lagu Jira xiliga kala Guur ayaa waxaa ku soo badanayo Qaraxo ka dhacaayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here