Qarax weyn oo Jugtiisa laga maqlay dhamaan magaalada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoona laga maqalay Qarax la ogeen meesha uu ka dhacay

Gaari uu lahaa wasiirka wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS ayaa gordhow Qarax lagula eegtay Magaalada Muqdisho.

Macada wasiirka in uu saarnaa Gaari iyo in kale waxaase la sheegayaa in Gaari Wasiir Duraan lala eegtay

Qaraxa ka dib ayaa Goobta waxaa yinid laamaha Amniga kuwaa oo xiray goobta

Magaalada Muqdisho ayaa nasiib u yeelatay Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan mana Jirta cid isku xil qaantay wax ka qabashadeeda

Qaraxaan ayaa ku soo aaday maalmo ka hore Qarax xoogan oo lala eegtay Taliyaha Waaxda Socdaalka Col Koofi kaa oo dhaawac ka soo gaarayn lagu dabiibayo dalka Turkiga

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here