War deg deg ah Ra iisal wasare Kheyre oo ogolaaday isku shaandheynta Golaha Wasiirada

0

Sida warka lagu helaayo Xarunta Madaxtooyada ayaa Sheegayaa in xoogaa yaraatay Xasaradii u Dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Ra iisal wasaare Kheyre

Wararka laga Helaayo Xarunta Madaxtooyada ayaa Sheegaya in Leysla Gartay in la dajiyo Qilaafka madaama uu Banaanka u soo baxay leyslana Gartay in Hal Sano lagu Daro Xiliga Doorashada Dhaceysa madaama xiligaan Mac quul aheyn in 2 Sano lagu Daro

Waxaa Leysla Gartay Dhamaan in la Joojiyo Mooshinada iska soo horjeedo ay kala wadaan labada Xafiis

Labada Masuul ayaa isla ogolaaday in Isku shaandheen lagu Sameeyo Golaha Wasiirada taa uu horay u diidanaa Ra iisal wasare Kheyre laakiinsa hada Ogolaaday

Maal maha soo sicda ayaa lagu wadaa in leysku Shaandheeyo Golaha Wasiirada marka Ciida laga baxo

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa Sheegayo in Dhowr Wasiir Xilalkooda weyn Doonaan sida Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Wasiirka Arimaha Dibadda kuwaas oo lagu badali Doono Shaqsiyaad kale oo wali la shaacin magacyadooda

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here