War deg deg ah Wasiir goor dhow lagu dilay Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe

0

Wasiirkii Beeraha ee dowlad goboleedka Hirshabelle Xildhibaan Cabdiqaadir Abuukar Karaani ayaa caawa lagu dilay magaalada Jowhar.

Cabdiqaadir Abuukar Karaani ayaa la diley xilli uu ka soo baxay masjid uu salaadii Cishaha ku soo tukaday oo ku yaalla xaafada Kulmis ee magaalada Jowhar.

Dilka wasiirka ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen kooxo bastoolado ku hubeysan oo goobta ka baxsaday ciidamada amaanka ayaana goobta gaaray, iyagoo wada baaritaano.

La soco wixii soo kordha

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here