Wasiirka warfaafinta dfs Dube oo goordhaw shir jaraaid kubqabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in caawa shirka uu furmay iyadoo aysan ka qayb galin madaxdada Puntlqnd iyo Jubland.

Wuxui sheegay inay daalanaayewn oo ay barito ka sooqayb geli doonaan.

Sadexdii maalin ee shirka loogu talagalay barito ayay ku egtahay, caqabadaha la doonayo in laxaliyo uma muiqdaan in lagu dhamayn karo maalin keliya, madaxwwynaha waqtigiisana waxaa ka haray shan maalmood Allaw sahal Umuraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here