Darawal mooto bajaajle ayaa goordhaw lagu dilay degmada waabari gaar ahaan waddada Afisyooni agagaarka Dugsiga 21 October.

Askar la sheegay in ay wateen tuutaha milateriga, islamarkaana saarnaa mooto laba Lugoodleyda ayaa rasaas ku furay Bajaajlaha isagoona goobta ku ruux baxay.

Dilka Bajaajlayaasha ayaa caadi ka ah magaalada Muqdiaho mana jirta cid wax ka 1abata oo sharciga soo taagto

Xaalada magaalada Muqdisho ayaa u muuwata mid dhiga qofka ka liita xabada Mooska ah taana waxaa daliil u ah Dil ka dhaco maalin kastaa

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here