Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya kulan gaar ah oo xalay madaxda maamul goboleedyada ku yeesheen Madaxtooyada Dhuusamareeb

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan albaabada u xiran yahay oo xalay madaxda maamul goboleedyada dalka ay ku yeesheen gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ahaa ayaa ahaa kan rasmiga ee dowlad goboleedyada, isagoona ahaa miday albaabada u xiran yihiin.

Illo wareedyo lagu kal soonyahay ayaa sheegaya in shirkaas diirada lagu saaray xaaladda adag ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka oo ay ka doodeen madaxda ku shirsan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
Sidoo kale Afhayeenka madaxtooyada Puntland, Jaamac Dabaraani oo xalay saq-dhe la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey kulankaasi, wuxuuna tilmaamay in madaxda maamul goboleedyadu ay ka doodeen xaaladda dalka, gaar ahaan marxaladda kala guurka ah.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here