WararMasuuliyiinta ilaa hada lasoo bad-baadiyey waxaa kamid ah saraakiil ciidan iyo dad kale oo shacab ah waxaana kamid ah Generaal Indhacade, Labo Afle iyo Xuseen Goley oo ah milkilaha hoteelka. Waxaa ciidanka sidoo kale ay kasoo badbaadiyeen hoteelka Odayaal la sheegay in uu shir uga socday goobta.
Wali waxaa laga maqlaya gudaha hoteelka rasaas xoog leh, waxaana dagaalamayo ciidamada dowladda iyo maleeshiyada hotelka Gudaha u galay..

Al- Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaan, waxayna sheegtay in ciidamadeeda ay gudaha u galeen Hotel Afrik.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here