
Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay Eeda Jabuuti ay Dowladda Soomaaliya ujeedisay.
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo xubin ka ah Urur Goboleedka IGAD isla markaana taageere u ah aragtida IGAD ee ah in nabad waarta iyo horumar laga gaaro gobolka lana tixgeliyo baahida loo qabo in la raaco hanaan diblomaasiyadeed oo lagu xalliyo arrimaha u dhexeeya dalalka xubnaha ka ah.