Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 191 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona halka iyo 20 qof oo kale ay u dhinteen cudurka.

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in saacadihii u dambeeyay cudurka laga baaray 1,669 qof.

Waxaa maalmihii u dambeeyay si kordhayay tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ku cad xog ay baahisay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya.

Sidoo kale Guud ahaan kiisaska cudurka waxay gaarayaan 8,041 halka dhimashadu ay tahay 294.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here