Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray Aagga deegaanka Ceel-garas ee gobolka Galgaduud oo maanta laga xoreeyey Khawaarijta oo muddo badan bulshada ku dhibaateyneysay.

Masuuliyiinta ayaa Bogaadiyay Ciidamada Qaranka iyo xooggaga difaaca Shacabka ee Cadowga ka xoreeyey deegaano Badan oo dhaca Bariga Galgaduud waxaana ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Shacabka Ceel-garas laga dulqaaday Cadowgii muddo dhibaateynayay.

Advertisement

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Previous articleRa’iisulwasaare Xamze iyo Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgaleen daah-furka mashruuc Caafimaad.+SAWIRRO
Next articleTvga Dayniile oo toos uga soo waramayo deegaanka Wabxo oo dhawaan mar kale qabsadeen ciidanka Dowlada iyo kuwa deegaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here