Wasiirka maaliyadda Somalia ayaa shir isugu yeeray wasiirada maaliyadda ee maamul goboleedyada dalka kaddib markii ay xiriirka ugu jareen inuu ka mashquulay oo uusan wax dareen ah siinin tan iyo markii uu xilka la wareegay sida uu sheegay wasiirka maaliyadda Kgs.

Wararka ayaa sheegaya in shirka oo ka dhacaya Muqdisho la qaban doono maalinta Sabtida ah ee soo socota si looga wada hadlo tabashada jirta.

Sikastaba ha ahaate wasiirka maaliyadda ayaa durba ka jawaabay cabashada Wasiirada Maaliyadda Maamul Gobaleedyada inkastoo aan la ogeyn aqbalaadda ka imaan doonta dhinaca kale .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here