Wasiirka sirdoonka Israel ayaa gaaray dalka Sudan isaga iyo wafdi uu hogaaminayo si loo meel mariyo heshiiska ay garwadeenka ka ahayd dowladda Mareykanka ee bishii October labada dhinac wada gaareen.

Waa markii ugu horeeysay oo wafdi ka socda Israel uu tago Sudan, waxaana muhiimad gaar ah ay siin doonaan saxiixa heshiiska nabada.

Wasiir iili Koohin ayaa sheegay in ay filayaan in wafdi ka socda Sudan sidoo kale ay booqan doonan Israel.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here