Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka badbaaday qaraxa ka dhacay Hoteelka Villa Rose oo kubdhow Madaxtooyada Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka amniga gudaha dowladda federaalka ah Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe uu ku jiro shaqsiyaad kale oo ay kamid yihiin ugu yaraan laba mas’uul kale oo dhaawac kasoo gaarey weerarka Villa Rossa.

Wasiir dowladaha Wasaaradda deegaanka ayaa sheegay in qaraxa ay ka badbaadeen Wasiiro ay uu ka mid yahay oo hoteelka deganaa.

Xaaladda ayaa ah mid kacsan wali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here