Ha’yadda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa cambaareeyay hadalkii ka soo baxay Midowga Yurub ee ahaa in xakamyen dhanka dhoofinta ah ay ku soo rogeyso tallaalka lagu sameeyo gudaha Yurub.

Waxay sheegtay in tallaabooyinka noocan ah ay sii daba dheereynayaan xanuunka safmarka ah.

Midowga Yurub ayaa soo saaray tallaabooyinkan xilli uu is fahan la’aan dhanka qeybinta tallaalka ah uu kala dhaxeeyo shirkadaha soo saara tallaalka.

Balse ku xigeenka madaxa WHO Mariangela Simao ayaa sheegtay inay tahay arrin walaaceeda leh.

Goor sii horreysay madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in “qarameynta tallaalka” ay dhibaato sababi doont

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here