Xaafada Daarasalaam oo Degma ka Tirsan Gobolka Banaadir laga Dhigayo iyo Gubta oo la Hoos Geenaayo

0

Wararka hoose oo laga Helaayo maamulka Gobolka Banaadir ayaa wado qorsha ah in Degma looga Dhigaayo Xaafada Daarasalaam taa oo sida muuqata isku diyaarineyso

Magcaabida Degmada Darasalaam ayaa waxaa wadi Sanatooro waa weyn oo ka soo kala Jeeda Degmada Ceelbuur kuwaa oo dadaal ugu Jira magacaabideyda

Dhanka kale Xaafada Gubta oo ka Fac weyn Darasalaan kana weyn ayaa Dagaal ugu Jirta In ay Dagmo Noqoto waloow Dhaqaalo looga awood Badan Doona Gubta mana Jirta Siyaasiyiin ka Soo jeesa Gubta oo Howshasi u Ololeynaayo

Arintaan ayaa hada waxaa ka jira Guux hoose oo looga soo horjeedo in Degmo laga Dhiga Darasalaam madaama ay tahay Xaafad Yar oo xiligaan u qalmin Waloow sida la sheegay Dhaqaalo ku meel marineysa

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here