Xaalada isku soo dhawaansho laga dareemayo Siyaasada Soomaaliya

0

Isku soo dhawaansho Siyaasadeed ayaa laga dareemayaa Arimaha Soomaliya madaama qeybaha kala gadisan ee Siyaasada hal meel wax u wada wadaan

Arimaha ugu waaweyn ee laga heshiiyey ayaa ah arimaha doorashada taa oo ah xiliga kala guur loo baahan yahay in Heshiis waaro laga gaaro

Hada waxaa moodaa in Saanta si wada jir ah loo wada qaadaayo iyadoona meesha ka baxday murinkii badnaa ee u dhaxeeyey dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada

Waxaa kale hada si wada jir ah u wada shaqeynayo Labada Aqal oo muda dhowr Bil ah wada shaqeyn ka dhaxeynin

Isku soo dhawaaansha Siyasadeed ayaa qarxi karo hadoow Heshiiska Madaxda Soomaliyeed ku gaareen Muqdisho uu Barlamaanka isku dayo in uu hor istaago ama uu diido heeshiiska taana waxay dhalineysa in dhamaan istaagaan wada shaqeynta Dowlada iyo Maamul Goboleedyda

Beesha Calamka ayaa la Riyaaqsan sida ay hada wax u socdaan waxay u digeen Baarlamaanka Federaalka in uu Heshiiskaasi Isbaaro u dhigto

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here