Markii shanaad ayay xeer ilaalintu ka codsatay maxkamadda in Wariye Bushaaro Baande xabsiga lagusii hayo.

Saaka ayaa afar cisho in ay sii xidhnaato maxkamaddu u xalaalaysay xeer ilaalinta oo kiiskeeda baadhaysay tan iyo maalintii la qabtay wariyaha oo ay muddo bil ahi kasoo wareegtay.

Advertisement

Ilaa imika waxa xeer ilaallinta laga sugayaa danbiga loo haysto wariyaha sida uu noo sheegay garyaqaanka bushaaro difaacaya oo ah Mubaarig Falaalug.

Hay’adda u doodda xuquuqda weriyayaasha ee the Committee to Protect Journalist (CPJ) ayaa horraan ku baaqday in degdeg loo sii daayo weriye Bushaaro Baanday.

Previous articleDeni oo ka hadlay marki ugu horeesay xiisada Gobalka Gedo
Next articleRa’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta u buuxsantay hal sano kaddib markii Madaxweyne Xasan Sheekh uu magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here