Nin xikmad yaqaan ah oo wax walba ku cabira لسان الحال ayaa waxa uu joogay goob ay kulagdamayeen laba koox, isagu waxa uu deganaay gadaasha dambe ee koox kamid ah labada koox ee dagaalku kadhaxeeyo.

Ninkii ayaa xirxirtay alaabtiisa oo dhahay aniga waa sii baxaa inta aadan I dardarina idinkoo ordaya oo soo jabay, kolkaa Bay kudhaheen oo maxaad la cararaysaa adiga labada koox ee dagaalamaya matihid anagaana kaa xigna dhanka duulaanka ka imaanayee?.

Waxa uu ugu jawaabay in aadan iska difaaci karina duulaanka idinkusoo socdo waxaan ka gartay ” Gariirkiina” Awoodda idinkusoo socotana waxaan kafahamay ” Gabi dhaclayntiina” ee waa in aan goor hore idinkasii guuraa..

Hadda kooxdii ” Damjadiid” ayaa misaan leh laba daraf soo saartay 20 qof & 2 qof kk , iyagu waxay kawadaan dacaayad maadaama maalmahaan lamaqlayay qofkii farmaajo laga uriyo waa laga guulaysanayaa, sidaas ayay wax kuraadinayaan kkk ilayn waa qoom kalsoonidu kaluntaye, dadka waxgaradka ah waxay leeyihiin ” In aad baqa carar tihiin waxaan ka garanay cabir xumidiina.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here