Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow su’aal lagu waydiiyey Barnaamij lamagac baxay [Kuma ayaad u Codeysay ] oo uu ka baxay Tvga SWTV Somali Waddani Tv kaas oo uu si caro leh uga xanaaqay in uu ka jawaabo asiga oo waliba aad & uga Xumaaday ayada oo jawaabteeda ay aad u sahlaneyd taas oo uu ku qaraniyo in la ogaado cida uu u codeeyey si uu uga siibto Musharixiinta xiriir hosaadka uu ka dhaxeeyey oo kabadan mid iyo kaban balse Wariye Diidicade ayaa u dejiyey si hufana runta ugu sheegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here