Fariintaan waxaa ku dhex qarsoon fariin kale “MUDDO KORORSI” hadii u jeedka uu yahay COVID-19 Golaha wuxuu Lee yahay Habraaciyo la soo marsiiyo Ajendiyaasha ka hor inta aan Golaha la hor keenin.

Guddiga Caafimaadka ayaa marka Hore ka soo doodi lahaa, majirto meel ay uga soo doodeen.

Gudoomiye Mursal Waxaa muuqata inuu Ku sii siqaayo Taariikh Mugdi ah, hadii uu Berri Halkaas La Soo istaago Muddo kororsi kumana guuleeysan doono Diiwaankana waa u geli doonta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here