Rasuulkeena suuban NNKH wuxuu yiri: fidnadu waa hurudaa, Ilaaheyna waa lacnaday qofkii toosiya (الفتنة نائمة لعن الله من أيقظها).

Odoyaasha Gaalkacyo iyo Xamar laga abaabulay ee hadalada xanafta iyo dhega-hadalka ah warbaahinta la soo fariistay ceeb iyo foolxumo in ay soo jiido mooyee faa’iido lagu gaari maayo. Dalkaan Madaxweyne iyo Ra’iisul Wasaare waa soo lahaan jiray sidaana qaraabadoodu uma qabyaalad hadli jirin!

Mudane Ra’iisul Wasaare hadii ogaalkaa arintaan lagu sameeyay waxaan codsanayaa dadka loo gafay in aad raali gelin siiso. Hadii aadan waxaba ka ogeyna sharaftaada ayaa meel looga dhacay ee fadlan iska fogeey.

Mahadsanidiin.

Hon. Mahad Salad

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here