Maanta Golaha Shacabka baarlamaanka JFS waxuu ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo diiwangalinta dadwaynaha, waxaa wali dhiman xeerka jinsiyada oo isna aad muhiim ugu ah dalkan Somalia, waxaan aaminsanahay in aan qof kasta oo Somali ahi uuna ahayn muwaadin dalkan u dhashay, Somali waa la wada yahay dalkan se waa lakala leeyahay.
Qadiyada Shanta Somaliyeed xiligan maaha mid nool oo suurtogal ah somalida ku nool dalalka dariskuna uma aqoonsanin kuwo gumaysi ku hoos jira ee waxynu u aqoonsanahay muwaadiniin wadamadooda ku nool oo wax la leh.
Advertisement
Somalia masii ahaan karto danguud oo Somali oo idil ka dhaxaysa.
Xildhibaanka ayaa qoraalkan ku daabacay bogiisa facebook.