Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan golaha shacabka iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Barre ayaa maanta gaaray deegaanka Lambar-konton ee gobolka Sh/Hoose, iyagoo halkaas kula kulmay ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jira kooxaha Khawaarijta ah.

Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji iyo Guddoomiye Maxamed Barre oo fagaare kula hadlay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan deegaankaas ayaa kula dardaarmay inay dardar geliyaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.

Waxay sidoo kale uga mahadceliyey sida ay ugu guuleysteen in shacabka deegaanadaas ay ka badbaadiyaan dhagarta argagixisada.
=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=
May be an image of 6 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 1 person and scarfMay be an image of 5 peopleMay be an image of ‎2 people and ‎text that says "‎شه adidas‎"‎‎May be an image of 5 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 people and treeMay be an image of 5 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here