Waxaa Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Soomaaliya 18 Xildhibaan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Puntland:

1. Mohamed Adam Dini GSH#036
2. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
3. Said Ali Muse GSH#027
4. Ismail Shire Jama GSH#142
5. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
6. Abdikani Gelle Mohamed AS#44
7. Abdullahi Farah Mire GSH#228
8. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
9. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
10. Farhiya Yusuf Omar GSH#121
11. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
12. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
13. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
14. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
15. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
16. Ali Mahdi Mohamed GSH#169
17. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
18. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190

Isku geen maanta waxaa qaatay 31 Xildhibaan ee labada aqal waxayna wadarta guud ee qaatay aqoosiga 4 maalin ay tahay 163 mudane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here