Xildhibaannadii laga soo doortay Ceelwaaq ayaa goor dhaw lagu dhaarinayaa Hotel ku yaalla gudaha Garoonk Aadan Cabdulle keddib markii lagu fashilmay isku day lagu gayn lahaa Xarunta Villa Hargeysa iyo Hoolka Afisyooni.

Xarunta Afisyooni waxaa isku hor fadhiya ciidamo hubaysan oo ay qaar ay doonayaan inay xoog ku geliyaan xerada Afisyooni xildhibaanada garabka Farmaajo& kuwa ka soo horjeeda Waxaa dhici karta in la isxabadeeyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here