Qaar ka mid ah xildhibaannada Puntland ayaa soo jeediyay in dowlad goboleedkooda ay Somaliland ku daro liiska argagixisada.

Soojeedintaas oo aanan lagu darin ajandihii maanta ayaa waxaa gadaal ka riixayay xildhibaano intooda badan ka soo jeeda gobolka Cayn ee maamulkaasi ayaa Somaliland ku eedeeyay inay deegaanno ka tirsan gobolkaasi ku abuurto dagaalyahannada Al-Shabaab.

Lama ogo waqtiga mooshinkaas lagu dari doono ajandaha oo ay xildhibaannadu ka doodi doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here