Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo, Puntland ayaa ka aqbashay Madaxweyne Xassan, in ay martigaliso shir wada-hadal oo ay iskugu imaanayaan Madaxda dawladda Faderaalka & Dawlad gobaleedyada, xili uusan wanaagsaneyn xariirka Villa Somalia iyo qaar kamid ah madaxda dawlad gobaleedyada.

Saraakiil aad ugu dhaw Madaxweyne Deni ayaa cadeyanya in uusan kalsooni badan ku qabin, sida Madaxda faderaalka loo aamini karro, maadama madaxda dawlad gobaleedyada qarkood ay diidan yihiin.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sameenaya qaabkii u adeegsan lahaa Maamulka Puntulaand si maamulada kale ula shaqeeya dowladiisa inkastoo cabsi weyn ay qabaan maamulada Hirshabeele iyo Galmudug , Koonfur Galabeed hase ahaate warar aan heleeno ayaa sheegayo in Madaweyne Deni oo dalbaday in xilal iyo mashaariic laga siiyo dowladda dhexe inkasto aan la ogeyn fullinta Madaxweynaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here