Sida la helayo xogaha qarsoon Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor waxa uu wajahayaa culeys siyaasadeed iyadoo Villa Soomaaliya ay wado qorshe ah inuu kursiga baneeyo oo la hor istaago sanad ku darsi uu sameysto.

Qoor qoor ayaa sameenayey kulamo gaar gaar ah maalmihii lasoo dhaafay isagoo garab siyaasadeed doonaya difaaca inuu sii joogo xukunka maamulka Galmudug.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la sheegay in ay Galmudug uwado sidii Madaxweynaha Cusub uga dhigi laheyd Mahad Maxamed Salaad oo hadda ah Agaasimaha Nabad sugida Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here