Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa galabta xarunta dhallinyarada gobolka Banaadir uga qeyb galay munaasad ujeed keedu aheyd xuska 79-guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii ururkii Gobonima doonka Soomaaliyeed ee 13-SYL oo ku beegan 15-ka May.

Boqolaal dhallinyarada ah ayaa kasoo qeyb gashay munaasabadan, kuwaas oo si weyn u muujiyay ahmiyadda ay ururkii SYL ku lee yihiin Qaranimada Ummadda Soomaaliyeed.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here